Ayaan Shulac
Journalist
Magacaygu waa Ayaan, waxaan ahay weriye la shaqeysa Sahan Tv. Hamigaygu waa horumarka gabdhaha warbaahinta ku jira.
Waxaan rajaynayaa guul. Waxaan ku talinayaa inaan gacmaha is-qabsanno si aan uga dhabeyno riyooyinkeenna.