Our Strategy
We believe that women are empowered through
Capacity Building
Training Workshops
focus group discussion
Our Fellows
Maloo baahna kaliya inaan xaqeenna kaliya maanta ka doodno. Waxay ahayd heer ah inaan gaarno in gabdhaha kale ee aan awoodin inay hadlaan aan codkoodu meel gaaraynin aynu raadinno sidaan codkooda meel u gaarsiin lahayn.
Laakiin inagiiyaaba xaqeennii haysanin, anagiiyaa warbaahinadi aan ka shaqaynaynay ku dulman, inagiiyaan raggii aan shaqa wadaagga ahayn aan ka haysanin kaalin-tii aan ku lahayn. SOMWIM waxey u taaggantahay u hadlidda gabadha joogta Miyiga iyo tan joogta magaalada.
"Ururka gabdhaha suxufiyiinta ah SOMWIM waxaan uga mahadcelinayaa munaasabad ay si qurxoon u soo agaasimeen oo ay ku qabteen Hotel Elite, iguna casuumeen in aan la qeybsado talooyin ku aaddan gabdhaha iyo saxaafadda.
Waxaan hubaa in gabdhaha suxufiyiinta ah ee ku tashanaya kartidooda iyo aqoontoodu aanay cidna marti uga ahaan doonin in ay higsadaan heerka ugu sarreeya ee saxaafad laga gaaro"
Gallery
Our Members
Umulker Abukar Omar
Journalist
Waxaan garab taaganahay gabdhaha Soomaaliyeed anigoo adeegsanaayo xirfadeyda weriye-nimo sidoo kale waxaan dhiirigelinayaa gabdhaha hibada iyo hal-abuurka leh.
Mariama Hussein Jabril
Journalist
U jeedkaygu wuxuu yahay inaan u hadlo bulshada, si gaar kuwa codkoodu uusan meel dheer gaarin. Waxaan leeyahay hal-abuur gaar ah oo ii sahlaya in sheekooyinkayga ay xiisa geliyaan bulshada.
Safa Osman Abdulle
Journalist
Sanadkii 2014-kii ayaan warbaahinta kuso biiray. Waxaan jeclahay inaan mihnaddaan ku sii shaqeeyo oo aan hormariyo xirfadeyda kaalinna ka qaato horumarka dalka.
Nimco Jamal Mohamed
Journalist
Deka Mohamud Kasim
Journalist
Waxay ii ahayd sannado aan wax badan ku bartay kana faa’iiday. Taas beddelkeeda waxaan rabaa inaan ugu shaqeeyo gabadhaha warbaahinta ku jira ee ay haystaan caqabadaha.
Rahma Yusuf Jimale
Journalist
Waxaan haweenka ka caawiyaa in codkooda uu meel fog gaaro bulshaduna maqlaan ama arkaan. Waxaan kaloo soo bandhigaa horumarrada ay garaan haweenka iyo kaalinta ay bulshada uga jiraan aniga oo adeegsanaya mihinadda Saxaafadda.
Nasteha Abdulkadir Hassan
Journalist
Waxaan u taaganahay in aan soo bandhigo dhibaatooyinka iyo caqabadaha la soo gudboonaada haweenka gaar ahaan kuwa u baahan in laga caawiyo baahinta codkooda.
Hamda Mohamud Mohamed
Journalist
Waxaan Jeclahay Inaan soo gudbiyo wax walba oo xaqiiqda ku saleysam anigoo gudanaya waajibaadkayga shaqo.
Sumayo nour Abdullahi
Journalist
Waxaan la soo shaqeeyay warbaahinno kala duwan oo ku kala yaalla dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya. Intaan kusoo jiray mihnaddan waxaan ka bartay khibrad dheeri ah iyo waayo-aragnimo igu filan.
We envision a future where everyone knows about human rights for female journalists, free from gender inequality. We want to help ensure that every individual, in particular women journalists, is assured of a secure and dignified workspace. This means to earn; right to education, right to good health, right to make decisions concerning their lives, and right to live in peace.
WHO WE ARE
Somali Women in Media (Somwim) is a non-profit organization whose work is to enhance the visibility of women in media and society, and promote their leadership and better decision-making.
This organization was established in April 15, 2014 by a group of Somali women journalists known as Young Women Journalists (YWJ).
“Promoting women participation in media and leadership, through awareness and influencing policies change for media houses to create equal rights and opportunities. ”