
Deka Mohamud Kasim
Journalist
Magacaygu waa Deeqa waxaan la shaqeeyaa xarumaha warbahinta ee kala ah Radio Codka Gobolka Banaadir iyo muuqaal baahiyaha Astaan Media. Waxaan ahay barnaamij soo saare iyo war doone, Waxaan saxaafadda ka shaqeenayaaa muddo lix sano ah.
Waxay ii ahayd sannado aan wax badan ku bartay kana faa’iiday. Taas beddelkeeda waxaan rabaa inaan ugu shaqeeyo gabadhaha warbaahinta ku jira ee ay haystaan caqabadaha.