
Fatima Abdikadir
Magaceygu waa Faadumo, waxaan la shaqeeyaa idaacadda iyo TV-ga Shabeelle. Waxaan saxaafadda ku soo jiray muddo afar sano ku dhow. Waxaan ahay war tebiye/akhriye iyo barnaamij soo saare.
Hamigaygu waa garab istaagga gabdhaha Soomaaliyeed iyo caawintooda anigoo adeegsanaya mihnadda saxaafadda.
~ Faadumo Cabdiqaadir