Hamda Mohamud Mohamed

Journalist

Magacaygu waa Xamda, waxaan muuqaal baahiyaha iyo raadiyaha SBC ka ahay war doone iyo barnaamij soo saare. Waxaa saxaafadda ku soo biiray sannadkii 2015-kii hase yeeshee waxaan si toos ah u shaqeynayaa muddo labo sano ah.
Waxaan Jeclahay Inaan soo gudbiyo wax walba oo xaqiiqda ku saleysam anigoo gudanaya waajibaadkayga shaqo.

error: Content is protected !!