
Mariama Hussein Jabril
Journalist
Magacaygu waa Maryama, waxaan la shaqeeyaa muuqaal baahiyaha Dalsan. Waxaan ahay wardoone iyo tabiye, sanadkii 2014-kii ayaan warbaahinta ku soo biiray.
U jeedkaygu wuxuu yahay inaan u hadlo bulshada, si gaar kuwa codkoodu uusan meel dheer gaarin. Waxaan leeyahay hal-abuur gaar ah oo ii sahlaya in sheekooyinkayga ay xiisa geliyaan bulshada.