Meymuun Adan Cageey

Journalist

Magacaygu waa Maymuun, waxaan ahay war-doone ka shaqeeya idaacadda gobolka Banaadir. Waxaan saxaafadda kusoo biiray sanadkii 2013-kii.
Waxaan marwalba xoogga saaraa inaan ka shaqeeyo tabinta wararka ku saabsan arrimaha bulshada gaar ahaan haweenka.
error: Content is protected !!