Nasteha Abdulkadir Hassan

Journalist

Magacaygu waa Nasteexo, waxaan la shaqeeyaa muuqaal baahiyaha Dalsan. Waxaan ahay barnaamij soo saare iyo war doone, waxaan saxaafadda soo galay sanadkii 2017.
Waxaan u taaganahay in aan soo bandhigo dhibaatooyinka iyo caqabadaha la soo gudboonaada haweenka gaar ahaan kuwa u baahan in laga caawiyo baahinta codkooda.
error: Content is protected !!