Nimco Jamal Mohamed

Journalist

Magacaygu waa Nimco, waxaan saxaafadda ku soo biiray 2017. Waxaan la shaqeeyaa Bulsho Tv Hargeysa. Waxaan ahay war-doone inta badan tebisa wararka iyo warbixinnada ku saabsan arrimaha bulshada. Waxaan sidoo kale xoogga saaraa sidii aan u horumarin lahaa Waxbarashadayda. Hadda waxaan Jaamacadda New Gerention ka dhigtaa cilmiga arrimaha bulshada. Waxaan rajeynayaa inaan wada guuleysanno.

error: Content is protected !!