
Nimo Hassan Abdullahi
Journalist
Magacaygu waa Nimco Fariido, waxaan ahay weriye la shaqeysa muuqaal baahiyaha Astaan. Waxaan jecelahay sameynta warbixinnada arrimaha bulshada. Hamigaygu waa inaan qayb weyn ka qaato horumarka gabdhaha anigoo ku dabbaqaya mihnaddan saxaafadda. Waan ku faraxsanahay inaan xubin ka ahaado Somwim.