
Rahma Yusuf Jimale
Journalist
Magacaygu waa Raxma, waxaan ka shaqeeyaa warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed. Waxaan ahay war tabiye iyo barnaamij soo saare. Waxaan saaxafadda ku jiray muddo ku dhow toddobo sano. Waxaan ku soo shaqeeyay xilliyo adag, anigoo ka bartay khibrad dheeri ah.
Waxaan haweenka ka caawiyaa in codkooda uu meel fog gaaro bulshaduna maqlaan ama arkaan. Waxaan kaloo soo bandhigaa horumarrada ay garaan haweenka iyo kaalinta ay bulshada uga jiraan aniga oo adeegsanaya mihinadda Saxaafadda.