Safa Osman Abdulle

Journalist

Magacaygu waa Safiyo, waxaan la shaqeeyaa muuqaal baahiyaha Shabeelle. Waxaaa ahay war doone sameeya sheekooyinka xiiso leh ee la xiriira arrimaha bulshada.
Sanadkii 2014-kii ayaan warbaahinta kuso biiray. Waxaan jeclahay inaan mihnaddaan ku sii shaqeeyo oo aan hormariyo xirfadeyda kaalinna ka qaato horumarka dalka.
error: Content is protected !!