Sumayo nour Abdullahi

Journalist

Magacaygu waa Sumayo waxaan ahay war tabiye iyo barnaamij soo saare. Waxaan saxaafadda ku jiraa muddo ku dhow shan Sano.
Waxaan la soo shaqeeyay warbaahinno kala duwan oo ku kala yaalla dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya. Intaan kusoo jiray mihnaddan waxaan ka bartay khibrad dheeri ah iyo waayo-aragnimo igu filan.

error: Content is protected !!