Umulker Abukar Omar

Journalist

Magacaygu waa Umulkheyr, waxaan la shaqeeyaa Tv-ga iyo idaacadda Shabeelle. Waxaan ahay barnaamij soo saare iyo war doone. Waxaan shaqadan ku jiraa muddo 8 sano ah, inkastoo daruufo iyo xaalado kala duwan aan la soo kulmay haddana waxaan ka helay qibrad.
Waxaan garab taaganahay gabdhaha Soomaaliyeed anigoo adeegsanaayo xirfadeyda weriye-nimo sidoo kale waxaan dhiirigelinayaa gabdhaha hibada iyo hal-abuurka leh.

error: Content is protected !!