Hafsa Said

Howl-wadeennada Somali Women in Media waxay ururka ku soo dhoweynayaan Xafsa Siciid Cabdullaahi oo joogta Boorama, Awdal. Waxaan uga mahadcelinaynaa sida ay u soo codsatay xubin-nimadeeda, iyadoo buuxisay foomka ku jira website-keenna Somwim.com Xafsa oo ah weriye la shaqeysa Somali Channel, waxay sheegtay inay ururka ugu mid noqotay xubnihiisa si ay uga faa’iiddo aqoon iyo waayo-aragnimo ay …

Hafsa Said Read More »