Web Editor

Hafsa Said

Howl-wadeennada Somali Women in Media waxay ururka ku soo dhoweynayaan Xafsa Siciid Cabdullaahi oo joogta Boorama, Awdal. Waxaan uga mahadcelinaynaa sida ay u soo codsatay xubin-nimadeeda, iyadoo buuxisay foomka ku jira website-keenna Somwim.com Xafsa oo ah weriye la shaqeysa Somali Channel, waxay sheegtay inay ururka ugu mid noqotay xubnihiisa si ay uga faa’iiddo aqoon iyo waayo-aragnimo ay …

Hafsa Said Read More »

Call for application

SOMWIM oo tartan warbixin diyaarinta ah u qabanaysa gabdhaha weriyeyaasha ah

SOMWIM – Ururka Somali Women in Media oo ka shaqeeya horumarinta gabdhaha weriyeyaasha ah ayaa tartan warbixinno lagu diyaarinayo u qabanaya gabdhaha. Tartanka ayaa looga qeybgali karaa warbixinnada la xiriira arrimaha bulshada. Wuxuu Somwim aaminsan yahay inay jiraan gabdho ku fiican sheeko qorista oo ka faa’iidaysan kara fursaddan oo horay aan loogu qaban gabdhaha weriyeyaasha …

SOMWIM oo tartan warbixin diyaarinta ah u qabanaysa gabdhaha weriyeyaasha ah Read More »

error: Content is protected !!