admin

Somwim oo ka qeybgashay aqoon is-waydaarsi ka dhacay Muqdisho.

SOMWIM – Xubno ka tirsan ururka Somwim ayaa magaalada Muqdisho uga qeyb galay aqoon is-waydaarsi looga hadlayay dowrka madaxda warbaahinta ay ka qaadan karaan isku dheelli-tirka weriyeyaasha tebiya sheekooyinka cudurka Koroona. Aqoon is-waydaarsiga oo ay soo qaban qaabiyeen ururrada Media Women Network iyo Somali Media Association -SOMA waxaa sidoo kale ka soo qeybgalay xubno ka …

Somwim oo ka qeybgashay aqoon is-waydaarsi ka dhacay Muqdisho. Read More »

Ra’isulwasaare Kheyre oo la kulmay ururro ay Somwim ku jirto

Ra’isulwasaaraha xukumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre kulan la qaatay qaar ka tirsan ururrada u dooda xuquuqda weriyeyaasha iyo madaxda warbaahinta ee magaalada Muqdisho. Ra’isulwasaaraha ayaa sheegay in xukuumaddu ay weriyeyaasha ku garab taagan tahay gudashada waajibaadka iyo helista wararka dowladda. Guddoomiyaha Somwim Umulkheyr Abuukar ayaa ka qeyb gashay kulanka ayaa sheegtay in kulanka ra’isulwasaaraha uu …

Ra’isulwasaare Kheyre oo la kulmay ururro ay Somwim ku jirto Read More »

error: Content is protected !!