Sahanka Kaalinta Gabdhaha Ee Warbaahinta
SOMWIM – Waxaa doodo ay Somwim u qabatay gabdhaha ka soo baxay in aan lagu aaminin wax ka baxsan barnaamijyada fudud ee madaddaallada ah, sida salaamaha oo aan u baahnayn in la geliyo juhdi soo-saaris. Taas waxay xakameyneysaa awoodda iyo saameynta gabdhaha, waxayna ku koobeysaa inay shaqooyinka fudud qabtaan ama ay iska daayaan shaqada oo dhan. …