Somali

Call for application

SOMWIM oo tartan warbixin diyaarinta ah u qabanaysa gabdhaha weriyeyaasha ah

SOMWIM – Ururka Somali Women in Media oo ka shaqeeya horumarinta gabdhaha weriyeyaasha ah ayaa tartan warbixinno lagu diyaarinayo u qabanaya gabdhaha. Tartanka ayaa looga qeybgali karaa warbixinnada la xiriira arrimaha bulshada. Wuxuu Somwim aaminsan yahay inay jiraan gabdho ku fiican sheeko qorista oo ka faa’iidaysan kara fursaddan oo horay aan loogu qaban gabdhaha weriyeyaasha …

SOMWIM oo tartan warbixin diyaarinta ah u qabanaysa gabdhaha weriyeyaasha ah Read More »

Xoghayaha guud ee Somwim oo la kulantay ra’isulwasaaraha Soomaaliya

SOMWIM – Xoghayaha guud ee ururka Somwim Deeqa Maxamuud Qaasim ayaa xalay ka qeyb gashay kulan ra’isulwasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble uu la qaatay madaxda warbaahinta iyo qaar ka mid ah ururrada xuquuqda weriyeyaasha u dooda oo Somwim ay ku jirto.  Kulanka ayaa looga hadlay muhiimadda ay weriyeyaashu leeyihiin maaddaama waqtigan siyaasadda …

Xoghayaha guud ee Somwim oo la kulantay ra’isulwasaaraha Soomaaliya Read More »

Ururrada Somwim iyo Media Women Network oo tababbar u qabtay 15 gabdho weriyeyaal ah

SOMWIM – Ururrada Somwim iyo Media Women Network ayaa 15 gabdhood magaalada Muqdisho ugu qabtay tababar ku saabsan qaabka loo diyaariyo warbixinnada la xiriira haweenka iyo carruurta ay ku dhacaan tacaddiyada. Gabdhaha saxafiyiin ah oo ka kala socday xarumaha warbaahinta ayaa ka qeyb galay tababarka oo uu bixiyay Cabdirisaaq Cilmi Balaag oo ka mid ah …

Ururrada Somwim iyo Media Women Network oo tababbar u qabtay 15 gabdho weriyeyaal ah Read More »

Somwim oo ka qeybgashay aqoon is-waydaarsi ka dhacay Muqdisho.

SOMWIM – Xubno ka tirsan ururka Somwim ayaa magaalada Muqdisho uga qeyb galay aqoon is-waydaarsi looga hadlayay dowrka madaxda warbaahinta ay ka qaadan karaan isku dheelli-tirka weriyeyaasha tebiya sheekooyinka cudurka Koroona. Aqoon is-waydaarsiga oo ay soo qaban qaabiyeen ururrada Media Women Network iyo Somali Media Association -SOMA waxaa sidoo kale ka soo qeybgalay xubno ka …

Somwim oo ka qeybgashay aqoon is-waydaarsi ka dhacay Muqdisho. Read More »

Ra’isulwasaare Kheyre oo la kulmay ururro ay Somwim ku jirto

Ra’isulwasaaraha xukumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre kulan la qaatay qaar ka tirsan ururrada u dooda xuquuqda weriyeyaasha iyo madaxda warbaahinta ee magaalada Muqdisho. Ra’isulwasaaraha ayaa sheegay in xukuumaddu ay weriyeyaasha ku garab taagan tahay gudashada waajibaadka iyo helista wararka dowladda. Guddoomiyaha Somwim Umulkheyr Abuukar ayaa ka qeyb gashay kulanka ayaa sheegtay in kulanka ra’isulwasaaraha uu …

Ra’isulwasaare Kheyre oo la kulmay ururro ay Somwim ku jirto Read More »

error: Content is protected !!