Somali

Call for application

SOMWIM oo tartan warbixin diyaarinta ah u qabanaysa gabdhaha weriyeyaasha ah

SOMWIM – Ururka Somali Women in Media oo ka shaqeeya horumarinta gabdhaha weriyeyaasha ah ayaa tartan warbixinno lagu diyaarinayo u qabanaya gabdhaha. Tartanka ayaa looga qeybgali karaa warbixinnada la xiriira arrimaha bulshada. Wuxuu Somwim aaminsan yahay inay jiraan gabdho ku fiican sheeko qorista oo ka faa’iidaysan kara fursaddan oo horay aan loogu qaban gabdhaha weriyeyaasha …

SOMWIM oo tartan warbixin diyaarinta ah u qabanaysa gabdhaha weriyeyaasha ah Read More »

Sababaha ka dambeeya in gabdhuhu ay ku yaraadaan ka shaqeynta warbaahinta

Somwim ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan aragti is-waydaarsi ah oo ujeeddadiisu ay ahayd in la ogaado sababaha ka dambeeya in gabdhuhu ay ku yaraadaan ka shaqeynta warbaahinta, kuwa ku jirana aysan u helin fursado la mid ah kuwa wiilasha kula jira mihnadda. Kulanka oo dhacay 29-kii Desember ee toddobaadkii hore, waxaa ka qeybgalay dhowr …

Sababaha ka dambeeya in gabdhuhu ay ku yaraadaan ka shaqeynta warbaahinta Read More »

Dowrka ay qaateen haweenka Soomaaliyeed iyo xadgudubyada ay la kulmaan

SOMWIM – Haweenka Soomaaliyeed waa laf dhabarta dhaqaalaha bulshada Soomaaliyeed dhexdeeda, sanadihii ugu dambeeyeyna waxay u qaateen jagooyin guuleysta qoysas badan. Haweenku waa isku xirka qoysaska. Si kastaba ha noqotee, waa kuwo la takooro oo aan ku badnayn jagooyin badan oo dhaqaale, beel, siyaasadeed iyo hoggaamineed. Halka caqabaddu tahay awoodsiinta haweenka dhammaan dhinacyada sida: Shaqada, …

Dowrka ay qaateen haweenka Soomaaliyeed iyo xadgudubyada ay la kulmaan Read More »

Barnaamij wacyigelin ah oo looga hadlay dhibaatada gudniinka fircooniga ah

Ururka Gabdhaha Weriyeyaasha ah ee Soomaaliyeed (Somwim) ayaa ka qeybgalay barnaamij wacyigelin ah oo looga hadlayay dhibaatada gudniinka fircooniga ah ee gabdhaha iyo joojintiisa. Barnaamijka oo lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxaa soo qaban-qaabiyay Hay’adda Ifraax Foundation iyo gabdhaha xirfadleyaasha caafimaadka. Sanad waliba lixda February ayaa loo asteeyay maalinta dhameynta gudniinka fircooniga ah. Soomaaliya ayaa …

Barnaamij wacyigelin ah oo looga hadlay dhibaatada gudniinka fircooniga ah Read More »

SOMWIM iyo SOMA oo qabtay dood ku saabsan sinnaan la’aanta labka iyo dheddigga ee ka jirta warbaahinta

SOMWIM – Deeqa Maxamuud Qaasim xoghayaha Somwim oo furtay kulankan doodda ah ayaa sheegtay in gabdhaha ku jira warbaahinta loo baahnaa inay sheegaan baahiyaha iyo caqadaha haysta gabdhaha aan codkoodu meel gaarin laakiin gabdhaha warbaahinta ku jira aysan xaqooda haysanin. Waxay xustay in dhaliiisha aysan wiilasha keliya sabab u ahayn balse gabdhaha ay iyaga qeyb ku …

SOMWIM iyo SOMA oo qabtay dood ku saabsan sinnaan la’aanta labka iyo dheddigga ee ka jirta warbaahinta Read More »

error: Content is protected !!